|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Gole Deegaan Oo Punthland Umagacawday Magaalada Badhan!
September 6, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Xukuumada somaliland ayaa si adag uga hortimid gole deegaan oo maamul goboleedka punthland umagacaabeen magaalada badhan ee gobolka Sanaag kana mida dhulka somaliland . Wasiirk kuxigeenka wasaarada gaadiid iyo jidadka somaliland ayaa talaabadaasi ku tilmaamay mid sharci daro ah bulshada u horseeday in laga dul dagaalo. Wasiir kuxigeenka wasaarada jidadka ayaa maamul goboleedka punthland ugu baaqay in ay waantoobaan waxkasta oo bulshada u horseedi kara dagaal iyo fidno,Somaliland aanay dib ugu dul qaadan doonin ficilada ay la dul imanayaan shacabka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|