Xukuumada oo Ganacsatada Shidaalka Keena Ka Joojisay In Ay Shidaal Ku Shubtaan Haamaha Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada oo Ganacsatada Shidaalka Keena Ka Joojisay In Ay Shidaal Ku Shubtaan Haamaha Berbera
September 22, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)– Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay Ganacsatada Shidaalka keenta ka joojisay in ay Shidaal ku shubtaan Haamaha Kaydka Shidaalka ee magaalada Berbera.

Waxa ay Xukuumadu sheegtay in Bishan fooda inaga soo haysa iyo bishan gabaabsiga ah aanay Shirkadaha Shidaalku awood u lahayn in ay dalka keenaan Shidaal, maadaama ay buuxaan kaydkii Haamaha Shidalka Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS