|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Mawqifka Ka Qaatay Arimaha Doorashada, Sheegayna In Ay Soo Magacaabayaan Xubnaha komishanka Cusub
September 8, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani ayaa siwada jir usoo saaray warsxadeed ay kaga jawaabayaan dalabkii madaxwaynaha somaliland kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii xal looga gaadhi lahaa muranka doorashooyinka iyo arimaha gudida. Sidookale xisbiyada mucaaridka ayaa shaaciyay in ay soo magacabayaan laba xubnood ee u matali doono komishanka doorashooyinka cusub HALKANKAGA BOGO WARKA LABA XISBI; Related posts:Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Qabatay Kulan Lagu Lafa Gurayo Xeerka Shaqaalah... DAAWO; Taliyaha Ciidanka Jabuuti Oo Sheegay In Aanay Xidhnay Xuduuda Somaliland Iyo Jabuuti Fariina... Maraykanka Oo Sheegay In Indhaha Dunidu Ay Ku Soo Jeedsan Doonaan, Sida Ay Somaliland Iyo Somaaliya ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|