|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Leeyahay Madaxwaynaha La Doortay, Afar Shay Kala Dooro”Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar,
September 29, 2019 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada booraa Sheikh Cabdilaahi Sheikh Cali Jawhar oo kamid culimada waawayn ee somaliland kana mid ahaa gudidii xal uhelida ceel awayn ayaa fariin kale udiray beelaha colaadu ku dhexmartay deegaanada ceel afwayn oo u ugu baaqay in ay ilaahay ka baqaan oo ay colaada joojiyaan Sidoo kale sheikh cabdilaahi cali jawhar ayaa madaxwaynaha somaliland usoo jeediyay afar arimood ka uu dalka ku xukumayo ee bulshadu kula xisaabtamayso HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka Socotay Shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, Oo Lag... Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Soo Dhaweeyay Go'aankii Komishanka Doorashooyinka, Baaqna Udiray Gol... Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Helsinki COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|