Wasiirka Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Halka Uu Ka Yimid Gor Gor faro Ba,an Ku Haya Shacabka Deegaanada Oodwayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Deegaanka Jsl Oo Ka Hadashay Halka Uu Ka Yimid Gor Gor faro Ba,an Ku Haya Shacabka Deegaanada Oodwayne.
September 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada deegaanka jsl shukri xaaji ismaaciil bandare ayaa ka hadashay gor gor maalmihii udanbeeyay faro baas ku haya dadka reer miyiga ah ee deegaanada xaaj saalax iyo salaxlay halkaasi oo ku cunay dhowr caruur ah

Wasiir shugri ayaa shaacisay halka uu gor gorkani kaga yimid somaliland oo ay ku sheegtay in uu ka yimid dhinaca dalka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS