Wasiirka Beeraha Jsl Oo Hogaanka Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Ay Dalka Jabhado ka Abuureen, Muxuuse Ku Dhaliilay Cali Khaliif! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Jsl Oo Hogaanka Xisbiga Wadani Ku Eedeeyay In Ay Dalka Jabhado ka Abuureen, Muxuuse Ku Dhaliilay Cali Khaliif!
September 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada beraha somaliland axmed muumin seed oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa madaxwayne biixi ka difaacay eedo ay usoo jeediyay gudoomiyaha xisbiga wadani iyo kuxigeenkiisu.

Sidoo kale wasiir seed ayaa prof cali khaliif ku dhaliilay ka qaybgalka shirka xisbiga wadani

Dhanka akle wasiira beeraha ayaa hogaanka xisbigwadani ku eedeeyay iyagu aburee jabhadaha ka jira bariga iyo ku laga cabsi qabo in ay ka dilaacdo gobolka awdal

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS