HARGAYSA(W,N) Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa dhawaan sheegtay In ay xayirtay shabakada hadhwanaagnews iyadoo dhinaca kale xukuumadu iyo ciidamada amaanku bilaabeen ugaadhsiga wariyayaashii ka hawlgala oo hada sedex kamid ah xabsiga la dhigay.
Wariyaha sedexaad ee shabakada hadhwanaagnews ayaa habeenkii xalay ahaa ciidamada boolisku kala soo baxeen gurigiisa halkaasi oo ay xabsiga dhigeen
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;