|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Gashay Heshiis Lagu Daryeelayo Khayraadka Badda Iyo Cida fulinaysa Mashruucaasi
September 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirada xanaanada xoolaha,kaluumaysiga iyo deegaanka iyo wafti ka socda dalka Sweden ayaa kala sexeexday heshiis lagu daryeelo khayraadka somaliand kaasi oo ay somalilan ka taageerayso dalka Sweden, Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays oo isagu hormuud ka ahaa in Somaliland hesho mushruucan faa,iidada Somaliland uleh ayaa goob joog ka ahaa madasha lagu sexeexayay heshiiskan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:WAR-SAXAAFADEED Waxa caawa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Dalka Ethiopia Guddida Somaliland ku ... Daawo:Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Baaqay In Mudo Labo Sano ah Loo... Dowladda Somaaliya Oo War Kasoo Saartay Rasaas Galabta Lagu Furay Madaxwaynihii Hore Xasan Sheekh. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|