|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Gashay Heshiis Lagu Daryeelayo Khayraadka Badda Iyo Cida fulinaysa Mashruucaasi
September 12, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirada xanaanada xoolaha,kaluumaysiga iyo deegaanka iyo wafti ka socda dalka Sweden ayaa kala sexeexday heshiis lagu daryeelo khayraadka somaliand kaasi oo ay somalilan ka taageerayso dalka Sweden, Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb Sakariye Xasan Wacays oo isagu hormuud ka ahaa in Somaliland hesho mushruucan faa,iidada Somaliland uleh ayaa goob joog ka ahaa madasha lagu sexeexayay heshiiskan, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; "Suldaan Xasan Anakaa Garab Taagan Cid Noosoo Dhaafi Kartaana Majirto Halkana Hargaysaa La... Magaalo Madax Gobolka Sool Ee Laascanood Oo Siwayn looga Xusay Sanad Guurada 31aad Ee Maalinta Qaran... DAAWO: Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Shirka Somalia Uga Socda Dalka Jabuuti Iyo Qorsha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|