Siyaasi Maxamed Cabdi Daa,Uud Oo Kasoo Horjeestay Bayaan Kasoo Baxay Kulankii faysal C, Waraabe Soo Agaasimay,Fashiliyayna Qorshayaasha Uqarsoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamed Cabdi Daa,Uud Oo Kasoo Horjeestay Bayaan Kasoo Baxay Kulankii faysal C, Waraabe Soo Agaasimay,Fashiliyayna Qorshayaasha Uqarsoon.
September 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Maxamed Cabdi Da,uud oo hore xilka badhasaabka gobolka maroodi jeex usoo qabtay xukuumadiii Daahir riyaale ayaa kasoo horjeesyay bayaan kasoo baxay shir uu shalay goob joog ka ahaa Kaasi oo uu sheegay in sidii loogu soona bandhigay uu ka leexday agaasimay faysal cali waraabe.

Siyaasi maxamed cabdi daa,uud ayaa sheegay in arintii loogu sheegay shirka laga leexiyay uuna kasoo horjeedo bayaankaa laga soo saaray ,

Dhanka kale siyaasi maxamed cabdi daa,uud ayaa fashiliyay qorshayaal ay faysal cali waraabe iyo kooxdani damacsan yihiinkaasi oo ay  ku doonayaan sidii ciidamada qaranka  loogu burburin lahaa!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS