Shil Naxdinle Oo ka Dhacay Xaafada New Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Naxdinle Oo ka Dhacay Xaafada New Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!
September 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shil Naxdinle ayaa galabta ka dhacay xaafada new Hargaysa ee bariga caasimada kadib markii aadhi booyad ahi uu jiidhay meherad wakhtigaasi ay ku sugnaayeen dad badan.

Shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday laba qof halka ay ku dhaawacmeen Afar qof oo kale,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS