|
|||||
WAJAALE NEWS
“Sharciga Ayaa Sarayn Doona,Umaduna Ciday Dooratay Ayaa Ushaqayn” Siyaasi Cabdicasiis Samaale,
September 22, 2019 - Written by Editor:DAAWO; MILICSIGA SIYAASI CABDICASIIS SAMAALE OO DHALIILO XOOGAN UJEEDINAYA MADAXWAYNE DAAHIR RIYAALE.HARGAYSA(W,N) Milicsiga Doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada somaliland ee 2005 taasi oo qabsoomida kalfadhigii u horeeyay ee wakiiladu uu hadheeyay khilaaf culus oo udhexeeyay xukuumadii madaxwayne daahir riyaale iyo xisbiyada mucaaridka ah ee kulmiye iyo Ucid oo iyagu ku heshiiyay kala qaybsashada xubnaha shir gudoonka golaha. Mr samaale oo maalintaa loo doortay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha wakiilada ayaa doorashadii kadib xukuumadii wakhtigaa ku dhaliilay wixii ka dhacay golaha isagoo madaxwayne daahir ugu hanjabay hadii uu sharcigu shaqayn waayo in aan cidi madax ahaanayn HALKNA KA DAAWO MILICSIGA MUUQAALKA HADALKII SAMAALE IYO WEEDHIHII UU U ADEEGSADAY DAAHIR RIYAALE; https://youtu.be/F7huAxbwLus Related posts:Madaxweyne Siilaanyo OO Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Shirkada Bollare Oo Ka Shaqaynaysa Ho... Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Safarka Gardarada ah Ee Raysal-wasaaraha Somaliya Ku Imanayo Laas... Dowladda Imaaraadka Carabta Oo War Kasoo Saartay Saraakiil Ciidamadeeda katirsan Oo lagu dilay Magaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|