“Reer Jabuuti Nasiibay Leeyihiin, Africa Ma Jirto Dalka 40 Sano Nabad Ahaa” Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Jabuuti Nasiibay Leeyihiin, Africa Ma Jirto Dalka 40 Sano Nabad Ahaa” Madaxwayne Biixi.
September 4, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha jamahuuriyada somaliland muuse bixi cabdi iyo wafti uu hogaaminayay oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa ka dareen celiyay booqasho ay ku tageen dekeda Magaalada jabuuti iyo dhaam Biyood laga  hirgalinayo Magaalada carta isagoo madaxwayne biixi sheegay in horumarka ay gaadhay jabuuti iyo sida ay wax uqabsadeen ay somaliland ahaan wax kaga dayanayaan taasina ay tahay ujeedada ay usoo kormeereen goobahan.

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in dadka reer jabuuti nasiib badan yihiin marka loo eego Africa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS