|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hor Yimid Bayaankii Faysal Cali Waraabe,Kana Digay In Arimaha Ciidanka La Faro Galiyo!
September 3, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Ayaa si adag uga horyimid Bayaan dhawaan ay soo sareen gudoomiyaha xisbiga ucid iyo xubno kale oo cali khaliif kamid yahay Kaasi oo ayn ku sheegeen in ay xaal kaga bixinayaan hadalkii Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani. Sidoo kale Prof meecaad ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Arintaasi oo uu sheegay in faysal iyo cid kale aanay xaalka bixin karin meel ay usoo maraana aanay jirin. Dhanka kale Prof Ibraahin ayaa ugu baaqay kooxahan in ay ka digtoonaadaan faro galinta ciidanka iyo in la reereeyo Ciidankuna Uu yahay halka kaliye Ee somaliland U fayow, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/h0Wg3tldDPw Related posts:DAAWO; Garoonka kubada Cagta Magaalada Gabiley oo Laga Furay Wareegii Bisha Barakaysan Ee Ramadaan ... Daawo:Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Iscasilaada Gudoomiyihii Haayada Maamul Wanaaga Iyo Wararka Sheega... Madaxwaynaha DDS Oo Si Dareeno kala Duwan Abuurtay Uga Hadlay Dagaalkii Shacabka Lagu Laayay Ee Deeg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|