Masuul Xukuumada Jsl Tirsan Oo Ka Horyimid Go,aankii Dawladu Ku Joojisay Muxaadiradii Sheikh Maxamed Idiris! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul Xukuumada Jsl Tirsan Oo Ka Horyimid Go,aankii Dawladu Ku Joojisay Muxaadiradii Sheikh Maxamed Idiris!
September 27, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Mareeyaha madbacada Qaran Maxamuud raage ayaa sicad u sheegay in uu khaldanaa Go,aankii xukuumadu ku joojisay muxaadiro uu magaalada hargaysa ku qab lahaa sheikh maxamed idiris oo ay joojisay isla xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxwayne biixi

Sidoo kale waxaa hadalka kasoo yeedhay mareeyaha madbacada ka jawaabay gudoomiyaha gobolka maroodi jeex oo isagu ahaa masuulkii afka xukuumada ku hadlay ee joojiyay barnaamijka sheikh maxamed idiris oo dhalinyrada reer Somaliland eek u hawlan soo casuumida shakhsiyaad aan ogolayn qadiyada reer Somaliland uga digay falalka noocaasi ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS