|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Yugaandha Oo Casho Sharaf Usameeyay Waftigii Somaliland Iyo Madaxdii Ka Qaybgashay Shirka Barwaaqo Sooran!
September 28, 2019 - Written by Editor:KAMPALA(W,N)-Madaxwaynaha dalka yugaandha yuweri museferi ayaa casuumad casho sharaf ah usameeyay ergooyinkii ka qaybgalay shirka ururka barwaaqo sooranka oo lagu qabtay dalkiisa.
Casuumadan Uu madaxwaynaha yugaandha ufidiyay wufuudii shirka barwaaqo sooraanka ka qaybgalay Ayaa waxaa siwayn uga dhex muuqatay waftigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland Ee uu Hogaaminayay gudoomiye kuxigeenka koowaad Ee golaha wakiilada somaliland Axmedyasiin Sheekh Cali Ayaanle. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dawlada Maraykanka Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogay Taliye Sare Oo Ka Tirsan Ciidammada Dalka Eritrea. DAAWO: Wasiirka Maaliyada Somaaliland Oo Kormeer Ku Tagtay Taangiga Lagu Kaydiyo Biyaha Magaalada ... DAAWO; XAALAD ARGAGAX LEH OO SOO WAAJAHDAY XOOLO DHAQATADA WAQOOYIGA HARGEISA. IY DURUUFAHA KU XEER... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|