Maamulka Degmada Dilla Oo Ka Hadlay Jiritaanka Jabhad La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Bariga Dilla! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Dilla Oo Ka Hadlay Jiritaanka Jabhad La Sheegay In Lagaga Dhawaaqay Bariga Dilla!
September 19, 2019 - Written by Editor:

DILLA(W,N) Maamulka degmada dilla ee gobolka awdal ayaa ka hadlay warar maalmihii udanbeeyay laysla dhexmarayay oo sheegaya in deegaanka dilla lagaga dhawaaqay jabhad kasoo horjeeda xukuumada somaliland.

Maamulka degmada dilla ayaa sheegay in aanay jirin wax jabhad ah oo lagaga dhawaaqay deegaanada ay maamulaan islamarkaana wararkaasi ay been yihiin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS