Komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wecyigalina U Qabtay Ardayda Dugsiga Libaax. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Xakamaynta Aidska Oo Kulan Wecyigalina U Qabtay Ardayda Dugsiga Libaax.
September 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Koomishanka xakamaynta Aidska jsl ayaa kulan wacyigalin ah u qabtay ardayda dugsiga sare ee gacan libaax kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii dayarta looga wacyi galin lahaa Aafada fereska HIV AIDSKU.

Waxaana halkaasi ka hadlay agaasime muxiyadiin oo kamid gudida xakamaynta komishanka Aidska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS