|
|||||
WAJAALE NEWS
“Kan Khamiiska Sita Ee Sheekh Maxamed Idiris,la Yidhaa Beenaale Weeyi, Waa In Dawladu Mastaafurisaa”Faysal Cali Waraabe,
September 22, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa eedo culus ujeediyay Sheikh Maxamed Idiris oo doonayay in uu magaalada hargaysa ku qabto kulan diimeed kaasi oo xukuumaduna galinkii danbe ee maanta ka joojisay qabashada kulankaasi islamarkaana dalka deg deg uga baxay. Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa sheekhan ku tilmaamay in uu yahay mid diinta ku gabanaya oo beenaale ah HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/wSWHymbqKms
Related posts:DAAWO; Haay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Imtixaan ka Qaaday Shaqaale Cabasho ka Qabay Wasaarada Xanaa... Madaxweynaha Somaliland Oo Maalinta Bari ah U Baqooli Doona Dalalka Jabouti Iyo Emaaraatka Carabta I... 46 Xildhibaan Oo Katirsan Golaha Wakiilada Oo Maxkamada Sare Ugudbiyay Dacwad ka Dhan Ah Xeer14 Oo H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|