Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay Magac Cusub Oo Uu Madaxwayne Biixi Ubixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaamiye Xirsi Oo Shaaciyay Magac Cusub Oo Uu Madaxwayne Biixi Ubixiyay!
September 28, 2019 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Hogaamiyaha Xisbiga Wadani xirsi cali xaaji xasan oo khudbd ka jeedinayay furitaanka shira golaha dhexe ee xisbiga wadani magaalada burco ayaa shaaciyay magac cusub oo uu bixiyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi iyo sobobta uu uu bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ZAXFXRdBrcA

COMMENTS
LINKS