Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga UCID oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Sabab U Tahay Jabhada Ka Dilaacday Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga UCID oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Sabab U Tahay Jabhada Ka Dilaacday Gobolka Awdal
September 21, 2019 - Written by Editor:

Boorama (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Prof: Qaasim Sheekh Ibraahim Tubeec , ayaa waxa uu ka hadley Jabhada ka dilaacday gobolka Awdal iyo Ciidamo la keenay magaaladaasi.

Dhinaca kale, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa wuxuu Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay inay sabab u tahay Jabhada ka dilaacday gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS