Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Maqnaaday Shirka Golaha Dhexe! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Maqnaaday Shirka Golaha Dhexe!
September 28, 2019 - Written by Editor:

LONDON(W,N) Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee xisbiga wadani xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamaqan shirka golaha dhexe ee xisbiga wadani islamarkaana socdaal ku jooga dalka ingiriiska ayaa ka hadlay sobobta keentay in uu ka maqnaado shirka golaha dhexe

Xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in arimo shaqo oo uu ujoogo dalka ingiriiska ay keentay in uu ka maqnaado shirka wax kale oo uu uga maqan yahay aanay jirin abaabulkiisana uu ku lahaa qayb laxaadle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS