Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xil Ka Qaadis Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xil Ka Qaadis Sameeyay
September 7, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xil ka qaaday dhammaan Xoghayeyaashii Xisbigaasi, marka laga reebo kuwii la Magacaabay ka dib doorashadii 2017-kii.

Sidoo kale, wuxuu Guddoomiyuhu uu Xilkii ka qaaday dhammaan Madaxda Laamaha Dalka dibeddiisa ee Xisbigiisa, sida lagu sheegay Wareegto uu Maanta soo saaray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Halkan hoose ka Akhriso Wareegtada uu Guddoomiyaha UCID soo saaray

 

COMMENTS
LINKS