Gor Gor Wiil Yar Ku Cunay Degaanka Xaaji Saalax Ee Gobolka Daad-madheedh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gor Gor Wiil Yar Ku Cunay Degaanka Xaaji Saalax Ee Gobolka Daad-madheedh.
September 22, 2019 - Written by Editor:

OODWAYNE(W,N) Wararka laga helayo Deegaanka Xaaji Saalax Ee Gobolka Daad Madheedh Ee gayiga Somaliland ayaa sheegaya in Gor Gor ku cunay Wiil lix sano jir kaasi oo Uu  dhaawac culus soo gaadhsiiyay wiilkan yar.

Dhaawaca wiilkan yar ayaa loo qaaday Cisbitaal magaalo Madaxda gobolka Togdheer ee  Burco.

Weerarku uu ku hayo dadka shacabka ah ayaa hore uga dhacay deegaano katirsan dhulka dawlad deegaanka somalida itoobiya oo ay qaarkood u geeriyoodeen halka qaarkale uu ku dhaawacay,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS