Ganacsato Reer Somaliland Oo Ka Dareeray Shir Ay Kaga Gaybgalayeen Turkig Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsato Reer Somaliland Oo Ka Dareeray Shir Ay Kaga Gaybgalayeen Turkig Iyo Sobobta!
September 30, 2019 - Written by Editor:

ANKARA(W,N)-Gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland iyo xubno ganacsato oo uu hogaaminayay oo dalka turkiga utagay ka qaybgalida shir marka hore lagu sheegay in ay kasoo qaybgalaan 53dal ayaa waji kale yeeshay

Ganacsatada reer Somaliland ee shirkaasi tagtay ayaa gabi ahaan kasoo dareeray shirkii kadib markii ay shirka soo qaybgaleen wasiiro ka socday maamulka muqdisho

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS