Ex Wasiir Guri Barwaaqo Oo Shaqo Cusub Ka Bilaabay Jaamacada Golis Universty Ee Magaalada Hargeisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ex Wasiir Guri Barwaaqo Oo Shaqo Cusub Ka Bilaabay Jaamacada Golis Universty Ee Magaalada Hargeisa.
September 17, 2019 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Wasiirkii Hore Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Madaxweyne Biixi oo Sababo la Xidhiidh Xilka looga Qaaday Musuqmaasuq ayaa Shaqadii macalinimo oo uu hore ugu shaqeysan jiray ka bilaabay mid kamida jaamacadaha Hargeisa.

COMMENTS
LINKS