Hargaysa(w,n) eng maxamed xaashi cilmi oo ka hadlayay heshiis shalay ay kala sexeexdeen somaliyaiyo midowga yurub kaasi oo mashaariic lagaga fulinayo berbera iyo muqdisho
Eng maxamed xaashi ayaa haayadaha caalamiga ku eedeeyay in ay iyagu somaliya ku kasbayaan kana cadaadinayaan Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;