|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dhamaan Masuuliyeenteena oo Madaxweynuhu Ugu Sareeyo Waxa Ay Caruurteenu Dhigtaan Dugsiyada Gaarka Ah”. Suldaan Ismaaciil
September 30, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mida Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo maanta hadal ka jeediyay dood golaha Guurtidu ka yeeshay Waxbarashada dawliga ah iyo ta gaarka loo leeyahay, ayaa dhaliilay tayada Waxbarshada Dugsiyada Dawlada, Isagoona sheegay in ay arintaasi sababtay in masuuliyiintu ay Caruurtooda ay geeyaan dugisyada gaarka loo leeyahay. Dhinaca kale, Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa waxa uu masuuliyiinta dugsiyada gaarka ah u soo jeediyay in ay lacagta xad-dhaafka ah ee ka qaadaan Caruurta ay dhimaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;- Dawlada Somaliya Iyo Midowga Yurub Oo Si Wada Jir ah Usaxeexay Mashruuc Lagu Horumarinayo Ma... Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Ayaa Maanta Deeq Buugaag Ah Soo Gaadhsiiyey Jaamacada ... Madaxweynaha Jsl Oo Kormeer Ku Sameeyey Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Bariishka Shariif Cali Ee Gudaha G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|