“Dhamaan Masuuliyeenteena oo Madaxweynuhu Ugu Sareeyo Waxa Ay Caruurteenu Dhigtaan Dugsiyada Gaarka Ah”. Suldaan Ismaaciil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dhamaan Masuuliyeenteena oo Madaxweynuhu Ugu Sareeyo Waxa Ay Caruurteenu Dhigtaan Dugsiyada Gaarka Ah”. Suldaan Ismaaciil
September 30, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mida Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland oo maanta hadal ka jeediyay dood golaha Guurtidu ka yeeshay Waxbarashada dawliga ah iyo ta gaarka loo leeyahay, ayaa dhaliilay tayada Waxbarshada Dugsiyada Dawlada, Isagoona sheegay in ay arintaasi sababtay in masuuliyiintu ay Caruurtooda ay geeyaan dugisyada gaarka loo leeyahay.

Dhinaca kale, Xildhibaan Suldaan Ismaaciil ayaa waxa uu masuuliyiinta dugsiyada gaarka ah u soo jeediyay in ay lacagta xad-dhaafka ah ee ka qaadaan Caruurta ay dhimaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS