Dawlada Kenya Oo ka Hadashay Amarkii Somaliya Kusoo Rogtay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo!
September 1, 2019 - Written by Editor:
NAYROOBI(W,N) Dawlada kenya ayaa ka dareen celisay amar ay somaliya kusoo rogtay diyaaradaha ka kala gooshaya garoonka magaalada kismaayo oo lagu amray in ay soo maraan magaalada muqdisho.