DAAWO“Iidoor Dawlad Muu Doonayn Ee Waxay Cunaan Ayay Doonayeen”.Gud. Xigeen Xisbiga UCID Oo Si Qaawan U Hadlay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO“Iidoor Dawlad Muu Doonayn Ee Waxay Cunaan Ayay Doonayeen”.Gud. Xigeen Xisbiga UCID Oo Si Qaawan U Hadlay,
September 7, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Gudoomiyekuxigeenka xisbiga ucid Qaasim oo kasoo jeeda gobolka awdal xalayna ka hadlay shir ay beesha awdal ku qabsadeen magaalada boorama ayaa si qaawan uweerayay beesha dhexe ee Somaliland oo uu sheegay in ay uhalgamayeen waxay cunaan balse aanay doonaynin dawlad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/spHoNQ8VxoE

COMMENTS
LINKS