DAAWO;“Dalka Waxaa Lagu Xukumaa Xeerkii Qaaxo Ee Beesha Dhexe,Mana Yeelayno Hadaanu Nahay Reer Awdal” Siyaasi Cabdilahi Dheere, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;“Dalka Waxaa Lagu Xukumaa Xeerkii Qaaxo Ee Beesha Dhexe,Mana Yeelayno Hadaanu Nahay Reer Awdal” Siyaasi Cabdilahi Dheere,
September 6, 2019 - Written by Editor:

BORAMA(W,N) Siyaasi siyiinta  kasoo jeeda gobolka awdal ayaa caawa shir xasaasiya Ku Qabtay  magaalada boorama kaasi oo ay la  yeesheen madax-dhaqameedka iyo  qaybaha kala duwan ee bulshada reer awdal,  kaasi oo lagaga hadlayay xaalada siyaasadeed ee Somaliland iy arinta saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka.

Siyaasi Cabdilaahi Dheer Wasiirkii hore ee Wasaarada Waxbarshada Xukuumadii Axmed Siilaanyo oo kamid Shakhsiyaad reer Somaliland ee usoo joogay dhismihii dawlada Somaliland, ayaa ka hadlay marxaladihii kala duwan ee ay soo martay Somaliland iyo sidii ay kuraasta dalka uqaybiyeen Madaxwaynayaashii hore ee Talada dalka soo qabtay isagoo ku dheeraaday xukuumadii marxuum cigaal

Siyaasi cabdilaahi dheere ayaa sheegay in dalka lagu xukumo xeerkii qaaxo oo beesha dhexe  ku sadbuursiimo badsatay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA HADALKA CABDILAAHI DHEERE IYO ARIMAHA UU KA DHAWAAJIYAY;

COMMENTS
LINKS