DAAWO;-Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Kenya Oo Ku Baaqay In La Aqoonsado Somaliland!
September 2, 2019 - Written by Editor:
NAYROOBI(W,N)-Xildhibaanka Aqlabiyada Golaha Baarlamaanka dalka kenya Ilyees Bare Shiil ayaa maamulka somaliya,madaxda kenya iyo beesha caalamka ugu baaqay in la Aqoonsado jamhuuriyada somaliland oo uu sheegay in ay tahay dalkii bilaabay in madax banaani ka qaataan guumaystihii ingiriiska.Qaarada Africa.