DAAWO;-Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Kenya Oo Ku Baaqay In La Aqoonsado Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Kenya Oo Ku Baaqay In La Aqoonsado Somaliland!
September 2, 2019 - Written by Editor:

NAYROOBI(W,N)-Xildhibaanka Aqlabiyada Golaha Baarlamaanka dalka kenya Ilyees Bare Shiil ayaa maamulka somaliya,madaxda kenya iyo beesha caalamka ugu baaqay in la Aqoonsado jamhuuriyada somaliland oo uu sheegay in ay tahay dalkii  bilaabay in madax banaani ka qaataan guumaystihii ingiriiska.Qaarada Africa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/040NjJ_tSng

COMMENTS
LINKS