|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wiil Dhaqan Jiray Gorgorro Oo Ka Waramay 3 Arrimood Oo Keena In Gorgorku Dadka Cuno!
September 26, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Maxamed Cali Xagar oo ah wiil mudo dhaqan jiray gorgorka ayaa ka sheekeeyay sedex arimood oo keena in uu noqdo dad cuno. Wiilkan oo ku nool magaalada burco ee gobolka tog dheer ayaa sidoo kale ka waramay waxyaabaha xiligan keenay in dhulka Somaliland lagu arko gor gor dadka cunayo isagoo sheegay in laga yaabo in uu yahay mid meel kale ka yimid ama laga laayay dhashiisii HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WIILKAN OO KA WARAMAYA ARINTAN; Related posts:DAAWO; “Berbari Waxay ka Adkaatay Gumaystihii Ingiriiska Berbari Waxay ka Adkaatay Taliskii Siyaad B... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dekedda Cusub Ee Shidaalka Iyo Gaasta Ee ... DAAWO ; faananka Maxamed Siciid BK Oo Soo Saaray Heesta Ee “Dhawayso” Iyo Muuqaal Cusub Oo Uu kuso... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|