|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Buug Uu Ka Qoray Abwaan Cabdi Qays Oo Habeen Danbe Lasoo Bandhigayo.
September 8, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) -Siyaasi Cali Maxamed Yusuf(Cali Guray) Oo Kamida Dadka falanqeeya siyaasada Somaliland ahna Shakhsiyaadka dhacdooyinka wax ka qora ayaa ka hadlay Nuxurka uu Xanbaarsan Yahay Buug uu ka Qoray Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi qays) oo ah Abwaanada Gayiga Somalida Caanka ah Ismarkaana ay suugaantiisu bada tahay. Buugan ayaa lagu magacaabaa GEEDIGII CABDI QAYS. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CALI GURAY; Related posts:Maamulka Jaamacada Golis Oo Waxbarashadii Ka Joojiyay Qaybo Kamida Jaamacada Iyo Ardayda Oo Lafilay... Daawo:Xisbiga Muxaafadka ah Ee Kulmiye Oo Dhinac Iskaga Weeciyay In Loolan Adag Oo Gudoomiyenimada X... “Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Bur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|