|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Sahal Transport Oo Soo Dhawaysay Qalabka Lagula Soconayo Xawaaraha Gadiidka Ee Xukuumada Soo Bandhigtay!
September 5, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Shirkada Socdaalka ee Sahal Transport oo ka qaybgashay munaasibad xukuumadu kusoo bandhigaysa qalab lagu xadidayo xawaaraha gadiidka. Shirkada sahal oo iyadu hore u isticmaali jirtay qalabka iyo xadidida xawaaraha gaadiidka ayaa soo dhawaysay qorshaha xukuumadu soo bandhigtay. Shirkada sahal ayaa kamid ah shirkada wakhtiga somaliland ugu fiican dhinaca ku safarka iyo qaadida alaabaha bulshadu isku dirayso taasi gaadiidkeedu ay leeyihiin qorshe cad oo lagu hago xawaaraha ay ku socdaana uu hore u ahaa mid xadidan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Wariyashii Tv-ga Qaranka Ee Shaqada Laga Joojiyay Iyo K... DAAWO ; Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Bilowday Dhagaysiga Kiis Noociisu ku Cusub Yahay Somalil... Wasiirka Madaxtooyada soomaliland Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa Saaka Kormeer Ku Aaddan Dardar Galinta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|