|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Sahal Transport Oo Soo Dhawaysay Qalabka Lagula Soconayo Xawaaraha Gadiidka Ee Xukuumada Soo Bandhigtay!
September 5, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Shirkada Socdaalka ee Sahal Transport oo ka qaybgashay munaasibad xukuumadu kusoo bandhigaysa qalab lagu xadidayo xawaaraha gadiidka. Shirkada sahal oo iyadu hore u isticmaali jirtay qalabka iyo xadidida xawaaraha gaadiidka ayaa soo dhawaysay qorshaha xukuumadu soo bandhigtay. Shirkada sahal ayaa kamid ah shirkada wakhtiga somaliland ugu fiican dhinaca ku safarka iyo qaadida alaabaha bulshadu isku dirayso taasi gaadiidkeedu ay leeyihiin qorshe cad oo lagu hago xawaaraha ay ku socdaana uu hore u ahaa mid xadidan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Diblumaasiyadda Cusubi Wax kasta Jawaab Umay Haynin, Laakiin Waxa ay Noqotay Taayir Gaadhsiiyey Isb... Madaxweyne Muuse Badhasaab Ramaax Ma wuxuu Ku Qoonsaday Hadal Cadaanta Mise,Waxqabad La,aan? FAALLO Daawo: Guddida Qaban-qaabada Xuska 18-MAY Oo Baaq U Diray Bulshada, Jawaab Adagna Siiyay Xisbiga Wad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|