|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Sahal Transport Oo Siwayn Uga Dhexmuuqatay Shirka Horumarinta Isgaadhsiinta Jsl Iyo Adeegyada Ay Kusoo Bandhigtay,
September 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkada Sahal Oo kamida shirkadaha ugu wayn ee Gadiid u kala goosha gobolada dalka iyo qaadida alaabooyinka ayaa maanta siwayn uga dhex muuqatay shirkii horumarinta isgaadhsiinta somaliland oo madaxwayne kuxigeenku daah furay.
Shirkada sahal ayaa shirkan kusoo bandhigtay adeegyada ay bixiso iyo sida ay u Adeegsato isgaadhsiinta ee la socodka Xawaaraha gaadiidka iyo waxyaabo kale oo ay bulshada uqabtaan,
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/VM1DAoyYBAk
Related posts:Daawo:Sida Saxda ah Ee Salaada Loo Tukado Salaada Si Aad U Fahanto Khalaadaad Badan Oo La Galo Xilig... Dhagax Aduunyada Qaali Ku ah Oo Laga Helay Somaliland Iyo Khubaro Faransiis ah Oo Soo Dalbaday Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Xusay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Iyo Nuxurka Khudbadihii Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|