DAAWO;-Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Boorama.
September 26, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W.N) Alle ha unaxariistee gaashaanle dhexe  Marxuum Mustafe Xasan Caafi oo kamid ahaa ciidamada Asluubta jamhuuriyada Somaliland.

Aas qaran oo maanta loogu sameeyay magaalada boorama ee marxuumka loo sameeyay ayaa waxaa kasoo qaybgalay saraakiil kala duwan oo ka socotay ciidamada kala duwan ee Somaliland iyo boqolaal kamid ah shacabka magaalada borama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS