HARGAYSA(W.N)-Maamulayaasha dugsiyada gaar loo leeyahay ayaa maanta hor tagay gudida joog tada ah ee golaha wakiilada iyagoo ugudbiyay dacwad ka dhan ah wasaarada waxbarshada oo ay sheegeen in ay kula kacday cadaalad daro
Sidoo kale gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha wakiilada ayaa sheegay in iyagu uyeedheen dugsiyada gaar loo Leeyahay si ay uwaraystaan waxa ay ka cabanayaan,