DAAWO; Jubaland Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Wasiir Xukuumadooda Ka Tirsan Ee Lagu Xidhay Muqdisho
September 1, 2019 - Written by Editor:
KISMAAYO(W,N)-Gudida Amniga ee Maamul Goboleedka Juba Land ayaa war kasoo saaray xadhiga la kula kacay wasiir xukuumadooda ka tirsan kaasi oo dawlada fadaraalku ku xidhay muqdisho