|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Hadaladii Madaxwayne Bixii Sedex Wakhti Oo Kala Duwan Ka Yidhi! Saldhiga Berbera Iyo Xogaha Ku Duugan!
September 15, 2019 - Written by Editor:“Qudbadaha Maroorka Ka ah, Qorsha Li,I Markayga Ah,Qaran Laguma Maamulo”Abwaan Weedhsame,ARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mudo 24sacadood Gudahooda bulshada usoo gudbiyay mawqifka xukuumadiisa ee saldhiga Emaaraadka laga siiyay berbera kuwaasi oo iska hor imanaya, Madaxwayne biixi ayaa sidoo kale wakhtigii ololaha Axmed Siilaanyo ku taageeray Heshiiska saldhiga berbera ay xukuumadiisu kula gashay dalka Emaaraaddka. DAAWO;MILICSIG HADALADII MADAXWAYNE BIIXI EE DORAAD,SHALAY IYO MAANTA UU KA YIDHI SALDHIGA BERBERA;
Related posts:DAAWO; Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Madaxwaynaha Hortiisa farta ku fiiqay Masuuliyi... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta... DAAWO;-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Xilkii U Kale Wareejiyay Isu Duwihii Hore Ee Gobolka Gabile... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|