DAAWO;-Gudoomiyha Gobolka Sanaag Oo Xadhiga Ka Jarey Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Xabsiga Dhexe Ee Ceergaabo
September 1, 2019 - Written by Editor:
CEERGAABO(W,N) Gudoomiyaha gobolka sanaag caalin tiinbaro ayaa xadhiga ka jaray dhismayaal lagu kordhiyay xabsiga magaalada ceerigaabo