|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado 2km Ka Hirgalisay Xaafada New Gabiley Iyo Dareenka Ay Shacabku Ka Bixiyeen!
September 9, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Gabiley Oo Mudooyinkii udanbeeyay Waday Hirgalinta mashaariic kala duwan iyo dhismayaasha wadooyin cusub oo dhexmara gudaha magaalada ayaa ka warbixiyay halka ay marayso dhismaha wado laba 2km ah oo laga hirgalinayo xaafada new gabiley taasi oo wakhtigan ku dhow gabo gabo. Eng ka Gacanta ku haya dhismaha wadadan ayaa ka warbixiyay halka ay marayso iyo muhiimada ay uleeahay iskusocodka xaafadaha magaalada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DHACDO NAXDIN LEH Gaadhi Taxi (VITZ) ah oo Suuqa Badhtankiisa si Badheedh ah nin Traffic ah Ugu Jiid... Daawo: Marxuum Ckariim Xaashi Cilmi Agaasimihii Hore Wasaarada Gaashaandhiga Oo Maanta Aas Qaran Loo... DAAWO; Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeysa Oo Maanta la bilaabay Iyo Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadl... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|