|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Daah Furka Todobaadka Falanqaynta Hiigsiga Horumarka Caasimadda Oo Kulmiyay Masuuliyiin Tiro Badan!
September 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Munaasibada Daah furka Todobaadka Falanqaynta Hiigsiga Caasimada hargaysa oo lagu qabtay Xarunta dhaqanka ee hargaysa.
Munaasibadan ayaa waxaa soo Agaasintay Dawlada hoose ee hargaysa waxaana kasoo qaybgalay safiirka dalka ingiriiska ufadhiya hargaysa madaxda haayado caalamiya iyo wasiiro xukuumada ka tirsan waxana madashan ugu horay ka hadlay maayarka caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco). HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Qoys Soomaliyeed Oo Ka Qaybgali Kari Waayay Aaska Wiilkooda Oo Ugeeriyooday Coronavirus Iyo Fariin M... DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Khudbad Xaalada Dalku Marayo Xanbaarsan Ujeediyay Jaaliyada Re... Madaxweynaha Ku Xigeenka Jsl Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|