|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Daah Furka Todobaadka Falanqaynta Hiigsiga Horumarka Caasimadda Oo Kulmiyay Masuuliyiin Tiro Badan!
September 2, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Munaasibada Daah furka Todobaadka Falanqaynta Hiigsiga Caasimada hargaysa oo lagu qabtay Xarunta dhaqanka ee hargaysa.
Munaasibadan ayaa waxaa soo Agaasintay Dawlada hoose ee hargaysa waxaana kasoo qaybgalay safiirka dalka ingiriiska ufadhiya hargaysa madaxda haayado caalamiya iyo wasiiro xukuumada ka tirsan waxana madashan ugu horay ka hadlay maayarka caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco). HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Aadan Barre Ducaale oo Shaaciyay Mowqifkiisa Ku Aaddan Khilaafka Badda Ee U Dhaxeeya Kenya iyo Sooma... DAAWO;-Ganacsade Jaamac Karaaciiin Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Kasoo Yeedhay Maamulka Gobolka ... DAAWO;-Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo ka Hadlay Dhacdo Kala Kulantay Cisbitaalka Gabiley, Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|