DAAWO;-Ciidamada Qaranka Somaliland Hadaaf Timo Oo Caadeeyay In Aanay La Mawqif Ahayn Saraakiishii Ka Goostay,
September 1, 2019 - Written by Editor:
SANAAG(W,N) Ciidamada qaranka somaliand ee u sugan hadaaftimo ee gobolka sanaag ayaa cadeeyay mawqifkood sheegayna in aanay la aragti ahayn saraakiil dhawaan ka goostay somaliland.