|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Geedigii Abwaan Abdi Qays Oo Hargaysa Lagu Daah Furay Iyo Doorka Ay Ka Qaadatay Shirkadda Sagal Jet!
September 10, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Bandhiga buug laga qoray abwaan cabdi qays ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada madasha buuga Geedigii Abwaan Cabdi Qays ayaa waxay kulmisay badi haldoorka Somaliland abwaano, fanaaniin, siyaasiyiin iyo boqollaal kamida shacabka reer Somaliland.
Shirkada sagal jet ayaa daabacday buuga deeiga cabdi qays waxay door wayn ka qaadatay soo saaridii buugan iyo habayn tiisa. Waxaana madashan hadalo bandhiga buuga ku saabsan ka jeediyay siyaasiyiin, abwaano iyo masuuliyiin kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Masuuliyiin Ka Socota Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada La Hadlay Dhalinyaro La Baray Hogaaminta “Yaa Xaq Kuu Siiyay In Aad 10sano, Naga Haysato Cashuurta, Oo Aad Tidhaahdo Dhulka Anigaa Lahaa”Maay... Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Hambalyo Udiray Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliya Loo Doortay Xasan Sheikh, ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|