|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Falanqayn Ku Sameeyay Xadiga Miisaaniyadda Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Ka Badan Shan Wasaaradood!
September 1, 2019 - Written by Editor:Wasaarada Gadiidka Iyo Jidadka Ma Fulisaa Adeegyadii Bulshada ugu Baahnayd Xagayse Ku Baxdaa miisaanideedu?HARGAYSA(W,N) Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid dhalinyarada reer Somaliland oo dalka gudihiisa wax ku baratay kuna diyaariyay shahaadada labaad ayaa lafogur ku sameeyay miisaanida dalka iyo Xadiga loo qoondeeyay wasaarada Gadiid iyo Horumarta Jidadka ee 2019. Aqoonyahan Mustafe Habane ayaa soo bandhigay Xadiga miisaanida wasaarada Gaadiidka iyo jidadka Somaliland oo ka badan miisaaniyada Shan wasaaradoo oo qaranka muhiim u ah. Sidoo kale aqoonyahan mustafe ayaa isbarbar dhig ku sameeyay adeegyada ay wasaaradu qabato iyo sida aanay u hirgalinin adeegyada ay ku salaynsan tahay miisaanida wasaarada gaadiidku xagee ayayse martaa dhaqaalaha intaa lee gee loo qoondeeyay wasaaradan! HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN IYO XOGAHA AY XANBAARSAN TAHAY! Related posts:Daawo:Nuxurka Khudbad Xirsi Xaaji Cali Xasan Ka Jeediyay Munaasibad Loo Qabtay Taageerayaal Kusoo Bi... Ururka SOLJA Mar Kasta Waxa Uu Xaaraan U Arkaa Hadal-Qaadka, Falanqaynta Iyo Dood-Gelinta Soo-Jeedin... Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Xaalada Murugsan Ee Somaliland, Sheegayna In Talo Xumadii Muuse Biix... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|